×
diyaarin / habayn: Maxamud Maxamed C.samad

mawliidka 05 (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya mawlidka, iyo meesha uu taariikh ahaan ka soo bilaabmay, diintu maxay ka qabtaa in la qabto xaflada mawliidka, waa maxay bidcadu, macnaha qasaa idka mawliidka.

Play
معلومات المادة باللغة العربية