×
diyaarin / habayn: Muxamed Cabdi Umal

Firqooyinka lunsan (Soomaali)

Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.

Play
معلومات المادة باللغة العربية