muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada labaad waxa uu kaga hadlay mawqifka shiicadu ay ka aaminsan yihiin sunada nabiga scw. Iyo saxaabada nabiga scw.
Waa Mawsuuco Elektaroonig ah oo lagu soo ururiyey maadooyin la soo xulay oo lagu sharxaayo Islaamka laguna baranaayo Islaamka luuqado badan.